Kola toure iyo adebayor oo is feeray. | www.somalifootball.com

Published on January 4, 2011 by Farah mohamed Ali   ·   1 Comment

Laacibiinta kooxda Manchester City ee Kolo Toure and Emmanuel Adebayor ayaa goor dhaweyd gacanta iskula tagay, waxaana wararka ka imaanaya xarunta tababarka ee kooxdaas ay sheegayaan in aan la garaneyn sababaha dhaliyay dagaalka ciyaaryahanadaas.
ciyaartooy hore ee Arsenal ee Kolo Toure and Emmanuel Adebayor ayaa dagaalkoodu dhacay maalin ka hor ciyaarta adag ee ay kooxdooodu garoonka Emirates ay kula yeelan doonto kooxdoodii hore ee Arsenal.
Sawir uu qaaday wariye ka tartisan wargeysa Daily Mirro waxaa ka muuqada laacibiintii hore ee Arsenal ee Patrick Viera, iyo  Vincent Kompany iyo  6 ka mid ah ciyaartooyda CIty oo kala qabanay ciyaartooyda qaarada Africa ee Kolo Toure and Emmanuel Adebayor

Kooxda Juventus ayaa si wanaagsan ugaga faa’ideysatay guuldaradii ku dhacday kooxda AC Milan kadib markii ay ugaga badisey …


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *